|
|||||||||
![]()
Kumanaan
kun oo isticmaasha adeega Kaah waxay qireen inay tahay tan ugu sahlan,
ugu dhaqsaha badan uguna aaminsan ee lacag aad ugu diri karto, ama
laguugu soo diri karo. Kaah waa jidka aad ku caawin karto gaarsiinta deeqdaada ehelkaaga. Meelkasta oo ay dunida ka joogaan. Waxaadna nagala soo xiriiri kartaan Ka eeg khariidada halkan
| |||||||||