Dagaalo kii ugu ba'aan oo xalay Ciidamada Dowladda ku qabsaday Magaalada Muqdisho (Dhimasho iyo dhaawac soo gaaray Ciidamada).
Dagaal xoogan ayaa xalay ka dhacay qeybo ka tirsan Magaalada Muqdisho, kaasii ahaa kii ugu xooganaa oo Ciidamada Dowladda ku qabsada Magaalada.31-July-2007@[BMC]13:00GMT
Xaalada Magaalada Beled Weyn oo saaka degan, kadib Madaafiicdii Bm-ka ee xalay Fiidkii loo qeybiyay ( khilaaf soo kala dhex galay Ciidamada Ethiopia iyo Maamulka)
Xaalada Magaalada Beled Weyn ee Gobolka Hiiraan ayaa saaka degan, kadib markii xalay fiidkii ay Magaaladaas ku soo dhaceen Madaafiic xoogan.31-July-2007@[BMC]13:00GMT
R/wasaare Geeddi iyo afhayeenka Baarlamaanka oo saaka ka dhoofay Magaalada Baydhabo, xilli Baarlamaanka horyaalo Mooshin ka dhan ah Xukuumada.
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Cali Maxamed Geeddi iyo Afhayeenka Baarlamaanka Sheekh Aadan Madoobe ayaa saaka ka dhoofay Magaalada Baydhabo.31-July-2007@[BMC]13:00GMT
Meydad Dad rayid ah oo saaka ay yaalaan meelo kala duwan oo ka mid ah Caasimada Soomaaliya.
Meydad dad rayid ah ayaa saaka lagu arkay qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho, kuwaasoo ay ka muuqdeen rasaas ku tiilay.31-July-2007@[BMC]13:00GMT
Hal Sano ayaa ka soo wareegatay Markii la dilay Cabdalla Deerow Isaaq, iyadoo ilaa iyo hadda la Maxkamadeyn ciddii ka dilkaas ka dambeysay.
30-July-2007@[BMC]13:00GMT
War deg deg ah - Dagaal xoogan oo u dhaxeeya Ciidamada Dowladda oo ka socda Xerada Ciidanka Laanta-buuro.
Dagaal xoogan u dhaxeeya Ciidamada Dowladda Federaalka ayaa haatan ka soconaya Xerada Ciidanka Laanta-buuro ee Gobolka Sh/hoose.30-July-2007@[BMC]13:00GMT
Bambaanooyin dhowr ah oo xilli maalin cadey ah lagu weeraray Fariisinka Ciidamada Ethiopia ee Warshadii Baastada.
Kooxo aan la garaneyn ayaa weeraro bambaano ku qaaday Fariisinka Ciidamada Ethiopia ee Warshadii Baastada.30-July-2007@[BMC]13:00GMT
Xaaji Muuse Suudi oo si adag u difaacay Xukuumada Ra'iisul Wasaare Geeddi.
Xildhibaan Muuse Suudi Yalaxow oo ka mid ah Hogaamiye Kooxeedyadii Magaalada Muqdisho ayaa si adag u difaacay Xukuumada Ra'iisul Wasaare Geeddi.30-July-2007@[BMC]13:00GMT
Ra'iisul Wasaare Geeddi oo saaka lagu wado in qudbad uu kaga warbixinayo waxqabdka Xukuumadiisa uu ka jeediyo Baarlamaanka hortiisa.
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Cali Maxamed Geeddi oo shalay gelinkii dambe gaaray Magaalada Baydhabo.30-July-2007@[BMC]13:00GMT
Qaar ka mid ah Xildhibaanada u ololeynaya Mooshinka ka dhanka ah Xukuumada oo dil loogu hanjabay.
Qaar ka mid ah Xildhibaanada sida aadka ah ugu ololeynaya Mooshinka ka dhanka ah Xukuumada Ra'iisul Wasaare Geeddi ayaa dil loogu hanjabay Baarlamaanka gudihiisa.30-July-2007@[BMC]13:00GMT
Xaalada Suuq Bacaad oo saaka degan, howlihii ganacsigana dib u bilowdeen kadib markii shalay shaqaaqooyin ay ku dhinteen askar ka tirsan Dowladda uu ka dhacay.
Xaalada Suuq Bacaad oo ah suuqa labaad ee ugu weyn Magaalada Muqdisho ayaa saaka degan.30-July-2007@[BMC]13:00GMT
Ilaa labo ruux ayaa ku geeriyootay 10 kalena dhaawac ayaa soo gaaray kadib markii saaka uu shil baabuur ka dhacay Xaafada Mahad Alle ee Deg. Yaaqshiid.
Ugu yaraan labo ruux ayaa ku dhimatay shil baabuur ka dhacay goor dhoweyd Labaajada Mahad Alle ee Degmada Yaaqshiid.30-July-2007@[BMC]13:00GMT
Shirweyne isugu yimaadaan Jaaliyada Migil & Mirifleee waddanka Holland
jaaliyada Digil & Mirifle oo ka dhisan ayaa shirweyne isugu keenay qowmiyada Jaaliyada Digil & Mirifle eek u nool waddanka Holland, kaasoo looga hadlayey ugaarsiga la ugaarsanayoo aqoonyahanada iyo siyaasiinta ka soo jeeda beesha Digil & Mirifle. 29-July-2007-2007@[BMC]01:00GMT
Iska Hor imaad hubeysan oo xalay Xaafada Xararyaale ku dhex maray Ciidamo ka tirsan Dowladda iyo kooxo ka soo horjeeda.
Iska hor imaad hubeysan ayaa xalay lagu qaaday Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka ee fariisinka ku leh Xaafada Xararyaale ee Degmada W/dhiigley. 29-July-2007-2007@[BMC]13:00GMT
Weerar Bambaano oo xalay lagu qaaday Guriga Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Dheere.
Bambaanooyin dhowr ah ayaa lala eegtay guriga Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Dheere.29-July-2007-2007@[BMC]13:00GMT
Qarax Xoogan oo saaka waaberigii lagu beegsaday gaari ay la socdeen Ciidamo ka tirsan Dowladda.
Qarax xoogan ayaa saaka waaberigii lagu beegsaday gaari ay la socdeen Ciidamada Dowladda oo marayay Isgoyks KPP. 29-July-2007-2007@[BMC]13:00GMT
Cali Mahdi oo sheegay in Xubnihii Maxaakimta ay kula hadlayaan meel walba oo aan aheyn magaalada Asmara.
Cali Mahdi Maxamed Gudoonka Shirka Dib u Heshiisiinta Beelaha Soomaalida ayaa daboolka ka qaaday in Xubnihii Maxaakimta ay kula hadlayaan meel walba oo aan ka aheyn Asmara. 29-July-2007-2007@[BMC]13:00GMT
Gaari Booyad ah oo biyo u siday Ciidamada Ethiopia oo qarax lagula beegsaday Gudaha Magaalada Beled Weyn.
Bam gacmeed ayaa lala beegsaday gaari booyad ah oo biyo u siday Ciidamada Ethiopianka ee ku sugan Duleedka Magaalada Beled Weyn. 29-July-2007-2007@[BMC]13:00GMT
Xubnaha Beesha Warsangeli kaga jira Dowladda oo u ruqaansaday Baydhabo, Maxamed Dheere iyo Cabdi Jiinow oo boorsooyin lacago ku jira la aaday Baay (Beesha oo ka go'an in ay difaacato Xilka Ra'iisul Wasaarenimo)
Xubnaha Beesha Warsangeli kaga jira Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wada dadaalkii ugu ballaarnaa kaa oo ay ku doonayaan in ay ku difaacdaan Xilka Ra'iisul Wasaarenimada oo qal qiil kaga jira. 29-July-2007-2007@[BMC]13:00GMT
Magaalada Baydhabo oo la ciir ciireysa Xildhibaanadii ugu faraha badnaa (Dhaq dhaqaaq xoogan oo socda iyo kala iibsasho dhinaca Mudanayaasha oo la dareemayo).
Dhaq dhaqaaq xoogan ayaa ka socda Magaalada Baydhabo ee Xarunta Baarlamaanka Soomaaliya, taasoo si weyn loo dareemayo. 28-July-2007-2007@[BMC]13:00GMT
Iska Hor imaad xoogan oo xalay Kooxo hubeysan iyo Ciidamada Dowladda ku dhex maray Magaalada Muqdisho.
Dagaal qaraar ayaa xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho, kaasoo si daran la isugu weydaarsaday Madaafiicda Goobta.28-July-2007-2007@[BMC]13:00GMT
Ra'iisul Wasaare Geeddi iyo Wasiirka Arrimaha Dibada Faransiiska oo ku kulmay Magaalada Addis Ababa.
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Cali Maxamed Geeddi oo shalay gaaray Magaalada Addis Ababa ee Dalka Ethiopia ayaa ku kulmay halkaas Wasiirka Arrimaha Dibada Faransiiska. 28-July-2007-2007@[BMC]13:00GMT
Dowladda Eritrea oo iska fogeysay in ay Hub siiso Kooxaha Mintidiinta Soomaaliya iyo Maxkamadaha oo iyagana beeniyay in ay Hub ka heli jireen Eritrea.
Dowladda Eritrea ayaa iska fogeysay eedeynta ah in ay Hub fara badan ay siiso Kooxaha Mowqifjoodu adkaaday iyo Islaamiyiinta Mayalka adag. 28-July-2007-2007@[BMC]13:00GMT
Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta Miiska u saaran Mooshin ka dhan ah Xukuumada Ra'iisul Wasaaraha.
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta dood kulul ka yeelanaya Mooshin ka dhan ah Xukuumada Ra'iisul Wasaare Geeddi. 28-July-2007-2007@[BMC]13:00GMT
Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta Miiska u saaran Mooshin ka dhan ah Xukuumada Ra'iisul Wasaaraha.
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta dood kulul ka yeelanaya Mooshin ka dhan ah Xukuumada Ra'iisul Wasaare Geeddi. 28-July-2007-2007@[BMC]13:00GMT
Wareysi Dhinacyo Badan Taabanaya oo aan Shaley la Yeelanney Guddoomiyaha Gobolka Shabeellada Hoose Dr. C/qaadir Sh. Maxamednuur.
Wareysi dhinacyo badan taabanaya oo aan shaley la yeelanney Gudoonka G. Sh. Hoose oo markaas ku sugnaa Degmada Awdheegle ayaa ku saabsan waxa u hirgaley maamulkiisa, amaanka guud ee Gobolka, aragtida ay bulshadu Gobolku ka qabaan maamulkiisa. 27-July-2007-2007@[BMC]13:00GMT
Ilaa 3 ruux oo ku geeriyootay Bam gacmeed xalay lala eegtay biibito ku taal Deeganka Suuqa Xoolaha.
Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho waxaa caadi ka noqonaya dilalka iyo qaraxyada, kuwaasoo noqday kuwo waxyeelo kala duwan ay ka soo gaaraan dadka rayidka ah. 27-July-2007-2007@[BMC]13:00GMT
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka oo ka dhawaajiyay in Xukuumada Geeddi ay shaqeyneyso shan bilood oo sharci daro ah.
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku doodaya in ay dhamaantay jiritaankii Xukuumada Soomaaliya.27-July-2007-2007@[BMC]13:00GMT
Ciidamo Ethiopian oo saaka howl gal ay ku baadigoobayaan dad la tuhunsan yahay ka wada agagaarka Warshadii Caanaha.
Ciidamada Dowladda Ethiopia iyo kuwa Dowladda Federaalka ayaa saaka howlo baaritaan ah oo ay ku baadigoobayaan dad ay bartilmaameedsanayaan ka wada agagaarka Warshadii Caanaha ee Degmada Hodan. 27-July-2007-2007@[BMC]13:00GMT
Wasiiro ku soo biiray ololaha ka dhanka ah Ra'iisul Wasaare Prof. Geeddi.
Iyadoo sharci ahaan Mudanayaasha Baarlamaanka ay ku doodayaan in ay dhamaatay Waqtigii Xukuumada ayaa waxaa sharcigaas la qaba Wasiiro ka tirsan xukuumada Geeddi. 27-July-2007-2007@[BMC]13:00GMT
Odayaasha Hawiye oo ku taliyay in hadii ay shirka ka qeyb galayaan lagu qabto meel amaan, isla markaana shirka siyaasad loo bedelo.
Odayaasha Beelaha Hawiye ayaa markii u horeysay ku dhawaaqay in ay diyaar u yihiin in ay ka qeyb galaan shirka dib u heshiisiin, laakiin marka hore shirka lagu qabto meel amaan ah. 26-July-2007-2007@[BMC]13:00GMT
Xubnihii Maxaakimta Islaamka Soomaaliya ayaa si kulul uga jawaabay hadal ka soo yeeray Gudoonka Shirka Dib u Heshiisiinta ee ahaa in ay ka soo qeyb geli karaan shirka.
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo waramayay Wargeyska Ashar qul awsad ayaa sheegay in warkaas uu yahay wax aan meel ka soo qaad laheyn. 26-July-2007-2007@[BMC]13:00GMT
Maxamed Qanyare, Muuse Suudi iyo Cumar Finish oo fariin adag kaga timid Baarlamaanka Soomaaliya (Muddo 15 cisho oo loo qabtay in ay ku soo xaroodaan).
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa digniintii ugu cusleyd u jeediyay qaar ka mid ah Hogaamiye Kooxeedyadii Muqdisho oo haatan ah Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.26-July-2007-2007@[BMC]13:00GMT
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo maanta Garoowe ugu baqoolaya soo afjarida khilaafaad qarka u saaran in ay bur buriyaan Maamulka Gen. Cadde Muuse.
Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa maanta u socdaalaya Magaalada Garoowe ee Caasimada Maamul Goboleedka Puntland. 26-July-2007-2007@[BMC]13:00GMT
Macalimiintii iyo qaar ka mid ah ardaydii dugsiga culuunta Islaamka ee SUNNA oo xalay ku hoyday Xabsi, kadib markii shalay ciidamada ka tirsan Dowladda ay kala baxeen Dugsigoodii.
Ilaa 3 macalin iyo in ka badan 20 arday wax ku baraneysay Dugsiga Culuunta Islaamka ee SUNNA ayaa xalay ku baryay Xabsi aan la garaneyn kadib markii shalay Ciidamo ka tirsan Dowladda ay ka qafaasheen Iskuulkii ay wax ku baranayeen. 26-July-2007-2007@[BMC]13:00GMT
Zhenli Ye Gon oo guriga ku heystey 207 miliyan dollar cadaan ah (cash). Ninkaan oo ku taajirey lacag uu ka heley waxyaabaha maanka
dooriya ee loo yaqaano Metamfetamin, waxay boolisku maalintii isniinta aheyd ku qabteen gobolka Mayrlan ee wadanka mareykanka. 25-July-2007-2007@[BMC]15:00GMT
Xuseen Ceydiid "Waxaa jiray qorshe aan aheyn kii ay Dalka ku soo gashay Ethiopia oo ay ka gadaal kala timid Bishii April".
Xuseen Ceydiid ayaa sheegay inuu jiro qorshe aan aheyn kii hore oo ay dalka ku soo gashay Ethiopia oo ay gadaal kala timid. 25-July-2007-2007@[BMC]15:00GMT
Weeraro Bambaano oo xalay lagu qaaday Saldhigyada Ciidamada Booliska ee Degmooyinka Dharkeenley iyo Huriwaa.
Weeraro loo adeegsaday Bam Gacmeedyo ayaa xalay lagu qaaday Saldhigyada Booliska ee Galbeed iyo Huriwaa. 25-July-2007-2007@[BMC]15:00GMT
Xildhibaanada Baarlamaanka oo saaka ka doodaya Mooshin ku saabsan La xisaabtanka Xukuumada (Ra'iisul Wasaraaha oo la filayo inuu kulankaas ka soo qeyb galo)
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee fadhigoodu yahay Magaalada Baydhabo ayaa saaka ka doodaya mooshin ah la xisaabtanka Xukuumada Soomaaliya.25-July-2007-2007@[BMC]15:00GMT
Prof. Geeddi oo sheegay dib u dhaca sii dheeraanaya ee Ciidamada AMISOM ay sii kordhineyso joogitaanka ciidamada Ethiopia.
Ra'iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi ayaa sheegay in dib Ciidamada Midowga Afrika ay sii dheereyneyso sii joogitaanka Ciidamada Ethiopia ee ku sugan Dalka. 25-July-2007-2007@[BMC]15:00GMT
Ciidamada Ethiopia oo maanta labo wiil oo dhalinyaro ah kala baxay gurigooda, deetana dab qabadsiiyay gurigii ay ku noolaayeen.
Ciidamada Ethiopia ayaa maanta fal aad looga naxo ka sameeyay Xaafada Warshada Caanaha ee Degmada Hodan. 24-July-2007-2007@[BMC]17:00GMT
3 ruux oo ay ku jirto Haweeney uur leh oo ku geeriyootay Qarax ka dhacay Agagaarka Isgoyska Baar Ubax.
Ilaa 3 ruux ayaa ku geeriyootay qarax goor dhoweyd ka dhacay Agagaarka Isgoyska Baar Ubax. 24-July-2007-2007@[BMC]17:00GMT
Qaar ka mid ah Ergooyinka Shirka Dib u Heshiisiinta Beelaha Soomaalida oo Hoteladii ay deganaayeen laga saaray.
Qaar ka tirsan ergooyinkii ka qeybgalayey shirka dib u heshiisiinta beelaha Soomaaliyeed ee ka socday Muqdisho ayaa laga saaray hoteeladii ay deganaayeen kuwaasoo ka hadlay sababta looga bixiyay hoteelada. 24-July-2007-2007@[BMC]13:00GMT
Weerar Bambaano oo xalay lagu qaaday Saldhiga Booliska Degmada Yaaqshiid (Askar ka tirsan Saldhigaas oo ku dhaawacantay.)
Weerar Bambaano ayaa xalay fiidkii lagu qaaday saldhiga Degmada Yaaqshiid nee Magaalada Muqdisho.24-July-2007-2007@[BMC]13:00GMT
Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka oo lacago doolar ah ka dhacay Suuqa Kaaraan W/Muqdisho.
Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka ayaa dhacii ugu xooganaa ka geystay suuqa Kaaraan ee W/Muqdisho. 24-July-2007-2007@[BMC]13:00GMT
Yuusuf Dabageed "Anigu waxaa leygu badalay wareegto dowladeed hadana waxaa leygu magacaabay wareegto Madaxweyne".
Guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan ee shalay loo magacaabay inuu noqdo masuulka hoggaaminaya gobolkaasi Md. Yuusuf Axmed Xagar Dabageed ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay in mar kale loo magacaabo guddoomiyaha gobolka oo horay xilkaasi u hayey loogana qaaday wareegto ka soo baxday wasaaradda arrimaha gudaha. 24-July-2007-2007@[BMC]13:00GMT
Saan-Saan Colaadeed oo Ka Taagan Degmada Baraawe-Dowladda iyo Maamulka Gobolka oo Arinta Baraawe ku Fashilmey.
Ka dib markii maleeshiyada Dhuxuloow ay xasuuqeen dad ka soo jeeda Beelaha dega Degmada Baraawe islamarkaasna aan tallaabo ku habboon aysan ka qaadin Maamulka Gobolka iyo kan Xukuumadda Kumeelgaarka ayaa abuurtey in jawi colaadeed oo aad u xooggan uu ka soo ifbaxo deegaanka Baraawe iyo dhulka ku xeeran. 23-July-2007-2007@[BMC]13:00GMT
Xasuuqa loo geystay dhalinyaro Reer Shangamaas.
Waxaa halkan ku cambaareynaynaa falkii xasuuqii waxshinimada maalintii khamiista,dhalinyaro ka tirsanaa dadka ka soo jeeda degmada baraawe oo u socday inay xaasaskooda iyo reerkooda soo booqdan iyo dad shacab ah oo la saarnaa gaariga ay waten si naxriisdarro lagu laaye tuulada Awowa ee ka tirsan degaanka Baraawe.23-July-2007-2007@[BMC]13:00GMT
Kulanka Maanta Xildhibaanada ku leeyihiin Magaalada Baydhabo oo Ra'iisul Wasaare Geeddi looga dalbanayo inuu horyimaado Baarlamaanka.
Maanta ayaa lagu wadaa in Fadhiga Baarlamaanka Soomaaliya uu ku yeelanayo Magaalada Baydhabo looga hadlo qodobo dhowr ah oo ay ka mid tahay la xisaabtanka Xukuumada.. 23-July-2007-2007@[BMC]13:00GMT
Xaalada Isgoyska Black Sea iyo Baar Ubax oo saaka degan (Meydadka Labo ruux oo ka mid ahaa kuwii shalay ku dhintay qaraxyadii iyo rasaasta oo xalay halkaas ku baryay cid aqoonsatana aanu jirin).
Iyadoo shalay mashaqadii ugu dhimashada badneyd ay ka dhacday Inta u dhaxeysa Isgoysyada Baar Ubax iyo Black Sea ayaa hadana xaalada halkaas saaka tahay mid degan. 23-July-2007-2007@[BMC]13:00GMT
Iska Hor imaadyo xoogan oo xalay dhex maray Ciidamada Ethiopia iyo kooxo Hubeysan Xerada Maslaxa ee Duleedka Suuqa Xoolaha.
Iska hor imaad xoogan ayaa xalay ka dhacay Xerada Maslaxa ee Duleedka Suuqa Xoolaha halkaasoo ay fariisin ku leeyihiin Ciidamada Ethiopia. 23-July-2007-2007@[BMC]13:00GMT
Sheekh Xasan Dahir Aweys oo mar kale ka soo dhex muuqday Shaashadaha Caalamka.
Wadaadka Golihii Shuurada Maxkamadihii Islaamiga ugu sareeyay ayaa mar kale ka soo dhex muuqday shaashadaha Caalamka. 23-July-2007-2007@[BMC]13:00GMT
Gudiga sare ee badbaadinta sheeqaal gandharshe ee Jeddah oo si aad ah u soo dhaweeyey shirkii ay ku yeesheen beeshaas iyo beelaha kale ee walaalahooda isku deegaanka ah.
Gudiga sare ee badbaadinta beesha gandharshe oo la soo xiriirey BUURHAKABA MEDIA. 22-July-2007-2007@[BMC]13:00GMT
Sheekh Shariif "Qaraxyada ka dhacaya Magaalada Muqdisho labo weji ayay leeyihiin, mid waxaa lagula dagaalamayaa Ciidamada Ethiopia".
Gudoomiyaha Golaha Fulinta Maxkamadaha Islaamiga Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in qaraxyada ka dhacaya Magaalada Muqdisho ay ka kooban yihiin labo qeybood. 22-July-2007-2007@[BMC]13:00GMT
Xildhibaano ka dhawaajiyay inuu dhamaaday waqtigii Ra'iisul Wasaare Geeddi (Xildbibaanada oo ka dhiidhiyay in Madaxweynaha uu soo magacaabo RW cusub).
Xildhibaano ka tirsan Baaralmaanka Soomaaliya ayaa sheegay inuu idlaaday waqtigii Ra'iisul Wasaare Cali Maxamed Geeddi. 22-July-2007-2007@[BMC]13:00GMT
Gudoonka Shirka Dib u Heshiisiinta oo sheegay in aanu jirin wax caqabad ah oo hortaagan habsami u socodka shirka dib u heshiisiinta.
Gudiga Shirka Dib u heshiisiinta qaran ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay habsami u socodka howlaha shirka dib u heshiisiinta qaran. 22-July-2007-2007@[BMC]13:00GMT
Imaam Maxamuud Imaam Cumar oo ku baaqay in shirka si isku mid ah looga soo qeyb galo.
Imaamka Beelaha Hiraab Imaam Maxamuud Imaam Cumar ayaa ugu baaqay Beelaha Soomaaliyeed in ay ka soo qeyb galaan shirka dib u heshiisiinta qaran. 22-July-2007-2007@[BMC]13:00GMT
Suuqa Bakaaraha oo saaka lagu wado in howlihiisa ganacsi uu dib u furmo.
Saaka ayaa lagu wada ain si rasmi ah uu dib u bilowdo howlihii ganacsi ee suuqa bakaaraha, kadib 18 cisho uu ku jiray rabshado iyo qalalaaso. 22-July-2007-2007@[BMC]13:00GMT
Shir ay yeesheen jaaliyada Digil iyo Mirifle iyo walaalahooda la deegaanka ah.
Shir ay yeesheen jaaliyada Digil iyo Mirifle iyo walaalahooda la deegaanka ah. 22-July-2007-2007@[BMC]01:00GMT
BARAAWE: Maleeshiyada Dhuxuloow oo Dil iyo Dhaawac Geeystey.
Weerar shaley lagu qaadey baabuur rakaab ah oo ku sii jeedey magaalada Baraawe ayaa warar dheeri ah ka soo baxeen, warar kaas oo sheegaaya in falkaas burcadnimo ay ka dambeeyeen maleeshiyaadkii Cabdullaahi Xalane Dhuxuloow. 21-July-2007-2007@[BMC]10:00GMT
Ergooyin ka qeyb galaya Shirweynaha Dib u Heshiisiinta oo saaka ka doodaya Ajandayaal aad xasaasi u ah.
Ergooyinka Beelaha Soomaaliyed uga qeyb galaya Shirweynaha Dib u Heshiisiinta qaran ayaa saaka ka doodaya Ajandayaal aad xasaasi u ah. 21-July-2007-2007@[BMC]10:00GMT
Qaban qaabada Mooshin lagu ridayo Ra'iisul Wasaare Prof. Geeddi oo si xoogan uga socota Magaalada Baydhabo.
Magaalada Baydhabo oo ah Xarunta Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa si xoogan uga socda qaban qaabo xoogan oo ka dhan ah Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof. Geeddi. 21-July-2007-2007@[BMC]10:00GMT
Faahin faahin ku aadan qaraxyo iyo weeraro toos ah oo xalay sa dhacay Magaalada Muqdisho.
Waxaa cirka isku sii shareereysa Xaalada Ammaan daro ee ka jirta Magaalada Muqdisho, iyadoo ay sii kordhayaan weerarada tooska ah ee lagu qaadayo Fariisimaha Ciidamada Ethiopia iyo kuwa Dowladda. 21-July-2007-2007@[BMC]10:00GMT
Mid ka mid ah Mas'uuliyiinta Maamulka Degmooyinka G/Banaadir oo xalay lagu qaarijiyay Magaalada Muqdisho.
Mas'uul ka tirsan mid ka mid ah Maamulada Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa xalay lagu dilay Magaalada Muqdisho. 21-July-2007-2007@[BMC]10:00GMT