Gudoomiyaha Gobolka Baay iyo Kan degmada Baydhabo oo maanta lagu doortay
munaasabad ka dhacday Baydhabo. Gudoomiyaha Gobolka Baay iyo Gudoomiyaha Degmada baydhabo
ayaa maanta lagu doortay doorasho xor ah oo ka dhacday Hoolka shirarka baarlamaanka ee Adc.01-March-2008@[BMC]11:00GMT
Qaban qaabada Doorashada Gudoomiyaha Gobolka Baay iyo kan degmada oo saaka
si rasmi ah uga bilaabatay Baydhabo. Qaban qaabada Doorashada
Gudoomiyaha Gobolka Baay iyo kan degmada Baydhabo ayaa si rasmi ah uga
bilaabatay .01-March-2008@[BMC]11:00GMT
Ilaalada Madaxtooyada oo Wariye C/casiis GOLF kula dhaqaaqay Jir dil iyo
dhac. Waiye C/casiis Xasan Maxamed (GOLF) oo ka mid ah Wariyaasha Soomaaliyed ee Magaalada Muqdisho u
jooga tabinta wararka ku aadan Soomaaliya ayaa duhurnimadii maanta Ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya waxay
ka qaateen Kaamiro uu ku watay howlihiisa shaqo.30-March-2007@[BMC]12:00GMT




