Sheekh Cabduqaadir Muumin "Dowlada madaxwayne Faroole Diinta waykabaxday
| Sunday April 15, 2012 | PRINT THIS PAGE | SEND TO YOUR FRIEND |
Sheekh Cabduqaadir Muumin oo kamid ah Saraakisha Ururka Al-shabaab ayaa weerar afka waxaa ay kuqaaday Maamulka Puntland ee madaxwayne C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole.
Ururka Al-shabaab ayaa Maanta warbaahinta usoo bandhigay oo warbaahinta magaalada Muqdisho ay siidaayeen Codka Sheekh Cabduqaadir Muumin oo ay sheegeen inuu ugu soo diray Buuralayda Galgala ee Puntland.
Fariinta Codka oo uu soo diray Sheekh Cabduqaadir Muumin ayaa waxaa uu kuweeraray Maamulka Madaxwayne C/raxmaan Sheekh maxamad faroole inuu yahay inuusan ahayn Mid Islaami ah oo ay diintaba ay kabaxeen.
Sarkaalka Al-shabaab katirsan ee ay shabaab sheegeen inuu Galgala jooga ayaa waxa uu hadalkiisa isago wata waxaab uu rido kutilmaamay Xukuumada Puntland waxaana uu kumicneeyay taas inay islaamka ladagaalaan oo gaalada soo dhaweeyaan sida u hadalka Udhigay.
Maamulka Puntland ayaa walaac wayn waxaa uu kamuujinayaa Madaxda iyo Ciidamada Al-shabaab ee kuqul qulaya Puntlad.
Al-shabaab ayaa horay waxaa ay diinta Islaamka ugu saareen Dowlada Sheekh Shariif waxaana hada ay kudareen maamulka Puntland ee Madaxwayne Faroole.

NO COMMENTS