Messi oo kubarbartay Bayerleverkusan
| Sunday April 15, 2012 | PRINT THIS PAGE | SEND TO YOUR FRIEND |
Kooxda Barcelona ee dalka spain ayaa waxaa ay xalay iyadoo iskabaashaalaysa waxaa ay usoo baxday Wareega Sideeda koox ee tartanka koobka horyaalada qaarad yurub ee Uefa champions league.
Waxaa xidiga garoonka noqday leonal Messi oo xalay kubada gurigiisa uqaatay kadib markii uu dhalliyay Shab gool oo kamid ah todabadii gool oo ay kubadisay kooxdiisa Barcelona.
Goolasha iyo daqiiqadaha lakala dhaliyay
25'[1 - 0]L. Messi
42'[2 - 0]L. Messi
49'[3 - 0]L. Messi
55'[4 - 0]C.H. Tello
58'[5 - 0]L. Messi
62'[6 - 0]C.H. Tello
84'[7 - 0]L. Messi
90'[7 - 1]
Goolkaas kaliya ayay dhalisay kooxda Jarmalka kadhisan ee Bayerleverkusan.
Sidoo kale Xalay si layaab leh usoobaxday kooxda yare e APOEL Nicosia oo ciyaarta 90 daqiiqo ee ciyaarta loogu talagalay kubadisay
1-0 waxaana lagu daray Waqti dheer ah oo 30 daqiiqa ah waxayna kudhamatay ciyaarta goolal la,aan .
Markaa kadib Rigoorayaal loodhigay kooxda Lyon iyo APOEL waxaa 4-3 ku adkaatay kooxda APOEL Nicosia.

NO COMMENTS