Maamulka Gobolka Shabelaha Dhexe ee DKMG Soomaaliya oo kuhanjabay inay lawareegayaan Gobolkaas.
Views: 1774
| Sunday April 15, 2012 | PRINT THIS PAGE | SEND TO YOUR FRIEND |
Maamulka Gobolka Shabelaha Dhexe ayaa sheegay inay ururka Al-shabaab kala wareegayaan Gacan kuhaynta Guud ee Degmooyinka Gobolka Shabelaha Dhexe.
Gudoomiyaha gobolka Shabelaha Dhexe Cabdi Jiinow Calasow oo warbaahinta lahadlay ayaa kahadlay Hadafkooda ku aadan Shabelaha Dhexe oo ay kumagacaaban yihiin hadana Al-shabaab ay katalinyaan.
Cabdi Jiinow Calasow ayaa carabka kudhuftay in Shabelaha Dhexe ay wax sidaas ubuuran aysan ujirin inay kalawareegaan isoogoo kugoodiyay In ay kablaabi doonaan Degmada Balcad ee Gobolka Shabelaha Dhexe.
Ciidamada Dowlada KMG iyo Kuwa Amisom ayaa waxaa ay hada kusuganyihiin Wadada Sida Tooska Ugasha Balcad taas oo ah wada muhiim u ah oo ay kuqabsan karaan Xarunta Gobollka Shabelaha Dhexe ee jowhar.
Ururka Al-shabaab ayaa siway ugu xoogaystay Tan iyo Markii maamulkii Maxkamadaha Islaamiga ay kasareen Degmooyinka Shabelaha Dhexe.

NO COMMENTS